Ciyaaraha

Dhowr dhacdo oo isboortis ayaa dhici doonaa inta lagu jiro Dabaal dega Magaaladda Linköping, waxaa ku jira labada dhaco oo aad ka qeyb qaadan karto dhacdooyin aad daaweyn karto. Waxaa jiro Horiyaalka Final-ka ah ee  the World Champions Super Final Skateboard Slalom, the Cycling Race, the Wolfram Grand Prix, the Classic Running Race iyo the Roxen Round, dhowr magacaw un. Sabtiga 25 Ogosto, the Garden Society waxay martigelin doonaa Maalinta Isboortiska, halkaas oo aad isku dayi karto gacantaada hawlaha kala duwan iyo isboortiska.

Dabaal Dega Magaaladda Linköping

Dabaal Degdega Magaaladda Linköping waa dhacdhaca ugu weyn, waxay soo jiidata ku dhawaad 300,000 oo marti sanadkiiba magaaladda. Sanadkan, xaflada ...

Heesaha

Heesaha waxay qeyb ka weyn ka yihiin Dabaal Dega Magaaladda Linköping. Heesaha waxaa lagu soo bandhiga masraxyada xarunta Linköping oo dhan maalin ...

Suuqa Cuntada

Inta lagu jiro Dabaal dega Magaalada Linköping, waxaad isku dayi kartaa cuntada ee afar geeskooda oo dhan ee the world at the Geraud International ...