Heesaha

Heesaha waxay qeyb ka weyn ka yihiin Dabaal Dega Magaaladda Linköping. Heesaha waxaa lagu soo bandhiga masraxyada xarunta Linköping oo dhan maalin walba ee toddobaadka inta lagu jiro dabaal dega lacag kuma ahan martida. Ka fiiri dabaal dega RIX FM, Molly Sandén, Rhys, the World Music Stage, the Talent Show iyo kuwa kale oo badan.

Wax badan ka akhri (ku qoran Swedish)>

Dabaal Dega Magaaladda Linköping

Dabaal Degdega Magaaladda Linköping waa dhacdhaca ugu weyn, waxay soo jiidata ku dhawaad 300,000 oo marti sanadkiiba magaaladda. Sanadkan, xaflada ...

Ciyaaraha

Dhowr dhacdo oo isboortis ayaa dhici doonaa inta lagu jiro Dabaal dega Magaaladda Linköping, waxaa ku jira labada dhaco oo aad ka qeyb qaadan karto ...

Suuqa Cuntada

Inta lagu jiro Dabaal dega Magaalada Linköping, waxaad isku dayi kartaa cuntada ee afar geeskooda oo dhan ee the world at the Geraud International ...