Suuqa Cuntada

Inta lagu jiro Dabaal dega Magaalada Linköping, waxaad isku dayi kartaa cuntada ee afar geeskooda oo dhan ee the world at the Geraud International Street Market. Waxaa jiro ilaa 30 dabakaayo oo kala duwan oo bixinaya cuntooyinka macaan oo ka socda calamka sida Germany, Italy, Mexico, France, Spain, the USA, Thailand iyo kuwa badan. Xusuusnow inaad soo qadato lacag maadama aysan suuqa cuntada aysan aqbalin kaarka lacag bixinta.

Wax badan ka akhri (ku qoran Swedish)>

Dabaal Dega Magaaladda Linköping

Dabaal Degdega Magaaladda Linköping waa dhacdhaca ugu weyn, waxay soo jiidata ku dhawaad 300,000 oo marti sanadkiiba magaaladda. Sanadkan, xaflada ...

Heesaha

Heesaha waxay qeyb ka weyn ka yihiin Dabaal Dega Magaaladda Linköping. Heesaha waxaa lagu soo bandhiga masraxyada xarunta Linköping oo dhan maalin ...

Ciyaaraha

Dhowr dhacdo oo isboortis ayaa dhici doonaa inta lagu jiro Dabaal dega Magaaladda Linköping, waxaa ku jira labada dhaco oo aad ka qeyb qaadan karto ...